Ra’isul Wasaare Caan ah oo fariin soo diray cafisna ka dalbaday dadka uu masuulka u yahay !!

Ra’isal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa fariin uu usoo diray dadka Hindiya kaga dalbaday in ay cafiyaan maadaama uu galiyay xayiraad adag oo dhinaca nolosha xili aysan dadku diyaar u aheyn ayna ku adkaatay . Xukuumada uu hogaamiyo Modi ayaa dhaleeceyn xoogan kala kulantay in dalka xayiraad galisay xili aysan dowladu qorshe ku aadan … Continue reading Ra’isul Wasaare Caan ah oo fariin soo diray cafisna ka dalbaday dadka uu masuulka u yahay !!